Dowladda Puntland oo mamnuucday ka ganacsiga caagadaha qaada 100ka leter iyo 200 leter


Dowlada Puntland ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday in gebi ahaanba la joojiyay Caagaga waaweyn ama Jiirgaamada qaada 100,ka leter iyo 200, leter oo iyagoo maran laga keeno dalka dibadiisa.

Dowladda ayaa sheegtay caagadahan oo loo isticmaalay kiimikada warshadaha kahor intii wadanka aan la keynin in ay sababeen caafimaad xumo, caagadaha la mamnuucay ayaa aad looga isticmaalaa deegaanada Puntland gaar ahaana mehradaha oo u adeegsada kaydinta biyahasifaysan.

baargaal.net
Developed by Jago Desain