Gabar ka bedbaadday geerida Saxaraha


(Baargaal.net) In ka badan 90 qof ayaa oon ugu dhintay Saxaraha Maalintii shalay waxaa la helay meydka 92 qof, oo loo maleynayo inay ahaayeen soo galow, oo ku dhintay lama degaanka Sahara ee woqooyiga dalka Niger.

Dadkaasi waxay u dhinteen harraad markii baabuur ay ku safrayeen uu kula jabay waddada u dhexaysa magaalooyinka Agadez iyo Arlit iyagoo ku socday dalka Algeria.

Gabar 14-jir ah oo la yiraahdo Shafa way ka badbaadday masiibadaas waxayna barnaamijka Newsday ee ka baxa shabakada BBC uga warrantay wixii dhacay.

BAARGAAL.NET
news desk . Baargaal
Developed by Jago Desain