Qurbajoogta Beesha Siwaqroon oo Taageeray Baaqii ka soo baxay Baargaal iyo Taageer

Anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yahiin, ka dib markaan yeelanay shirar, falaanqaynay kana doodnay marxalada Puntland maantay marayso ee soo xulidda xildhibaanada barlamaanka.

Waxaan taageeraynaa baaqyadii ay soo saareen waxgaradka degmada Baargaal iyo taageer kuna saabsanaa soo xullida xubinta barlaamaanka.
Waxaana u hambalyaynayaa,taageeraynaana murwo Muxubo Cismaan guuleed oo boqasho ku tagtay degaanadaas iyada murashax ah u taagan barlamaanka Puntland una soo bandhigtay dadwaynaha degaanka waxay u qaban doonto .

Waxaana u rajaynaynaa inay ku guulaysato xilkaas maadaama ay muujisay wax ugub ku ah degaanada Puntland oo ah in dadka kalsooni la waydiisto si loogu adeego, degaanada kalena waxaan ku boorinaynaa inay ku daydaan.

Waxaana ku boorinaynaa kana codsanaynaa Beeldaajaha iyo nabadoonada inay degaanka u soo xulaan qof lagu kalsoon yahay lana ilaaliyo midnimada iyo wadajirka beesha,lagana fogaado wax allaale waxii qas fowdo abuuri kara
Illahay xaqa hana waafajiyo.

1.AXMED SULAYMAN CAWAD
2.BARRE FAATAX MOXAMUD
3.SICIID YUSUF AWGAAB
4.FAARAH MAXAMED FAARAX (FUQYARE)
5.BASHIIR SACIID XUSEEN
6.WARDI AADAN MAXMAED CALI
7.CALI SHABEELO
8.MOAHMUD MAXAMED BANGAX
9.MOXAMED BASHIIR CUMAR
10.XASAN NUUR AHMED (MATOTO)
11.SACIID SAALAX SEED
12.MOHAMUD MAHAMED ADAN DUBUJE.
13.AXMED NUUR CABAAS.
14.MAXAMED NUUR SHALMAD.
15.MOHAMED SALAH AFDUUB
16.AXMED SALAX MAXAMED.
17.CABDIQANI MAXAMED MUUSE.
18.. MAXAMED CABDULAHI CALI.
19.MAXAMED YUSUF MUUSE {QAYLO
20.CAAQIL SALAD XASAN CALI.
21.MAHAD MAXAMED ISMACIIL.
22.. MAXAMED CALI ADAN.
23.SACIID MUSE GAROON
24.CABDI BANGAX
25.MOXAMED CIISE CALI DIGEEYE
26.SACIID CABDILAHI SACIID (LAANGARE)
27.CABDILLAHI YUSUF MUSE
28.CABDULQADIR ABOKAR AXMED
29.XASAN ABOKOR
30.BISHIR CALI CUSMAN
31.ABDULQAADIR MAXAMED CIISE. KOONTE.
32..MAHAD CABDULAHI CIISE
33.DR CABDIRAXMAAN MOXAMED BANGAX
34.MOHAMUD SACIID MOXAMUD (MOCOOW)
35. AXMED YUSUF, INDHATAAG, { U.A
36. SAALAX SALAAD CABDIRAHMAN {KSA}
37. MAXAMED NUUR CABAAS. {QADAR}
38.MAXAMUD NUUR CABAAS
39.mOHAMED WARSAME YUSUF
40.SAALAX MOHAMED BANGAX
41.MOXAMMED MUUSE AFDUUD
42.MOXAMED SACIID BANGAX
43.MOXAMUUD MUUSE AFDUUD
44.DAAHIR MUSE AFUUDD
45.MAXAMED AXMED DIITE (DHAMUUKE)
46. CAAQIL MAXAMED SACIID CIISE
47..CABDIRISAAQ SALAAD
48.. MAXAMUD SICID
49.JAAMAC SACIID XUSEEN
50.. CABDULQADIR MOXAMED YUSUF (SARCAD)
51.CABUUD CABDI ISMAACIIL
52.MOXAMUD SACIID SHIDO
53.XUSEN MAXAMED
54.MAXAMED X.ABDIRAXMAN
55.HABIB MAXAMED SACID.
56.OMAR MOHAMED OMAR.
57.MOHAMUD HUSEEN SALAAD.
58.MOHAMED AHMED SAALAH.
59.FADUMO NUUR CABAAS.
60.DRS..SAMIIRO NUUR CABAAS.
61.FAADUMO AADAN DHEERE
62.RAHMO SALAD ALI.
63.MUUBO SAALAX GAABSHE.
64.BILAN GAASEED
65.SU'AD MOHAMED SACID
66.BAHJO GAASEED
67.MAYMOON MAXAMED XAAJI CUMAR
68.LADAN SAALAX FAATAX
69.MARYAN OSMAN GULED.
70.SHUKRI HAJI SACID XOORE.
71.KHADIJO HAJI SACID XOORE.
72.NINCO BASHIIR
73.MUNO SALAH SAGAAR
74.NAJMO MOHAMED SACID.
75.FAADIMO AHMED SALAH
76.RUQIYO AHMED SALAH.
77.RODA SALAD HASAN
78.SACIIDO YUSUF MUSE
79.NAJMO MOHAMED ALI.
80.SACDIYO MOHAMED HASAN.
81..MARYAN NUUX DOWSRI
82.AMINO QURBAALE
83.XABIIBA SACIID CIISE
84.XALIIMO. A.ALI
85.SEYNAB. A.ALI
86.FADUMO. ALI
87.SAHRA. ALI AADAN
88.XALIIMO. SALAX
89.SACDIYO.YUSUF
Developed by Jago Desain