Roob ay ku Diirsadeen Dadka Iyo Duunyada Oo Saakay Ka da,ay magaalada baargaal


Waxaa saakay aroortii magaalada Baargaal ka da'ay roob,kaasi oo ay ku dirsadeen dadka iyo duunyada.

Roobkan, ayaa da'ayey in cabbaar ah, iyadoona uu roobkani biyo dhigay Intabadan wadooyinka iyo balliyada magaalada.

Magaalada Baargaal ayaa in muddo ah uusan ka da'in wax roob ah iyadoo Dadka magaalada ay saakay isugu hambalyeynaayeen Roobka ay ku diirsadeen, waxaana weli cirku yahay mid cusub oo roobab kale laga filanayo inay ka yimaadaan insha alaah.

shabakada baargaal.net
isha wararka horumarka calbari
baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain