Posts

Golaha Wasiirada/Wasiir kuxigeenada iyo Wasiir Dowlayaasha Somalia Oo Lagu Dhawaaqay [Akhriso Magacyada]

Waxa xalay goor dambe oo waabarkii ku dhoweyd lagu dhawaaqay golaha wasiirada ayadoo xalay oo dhan uu kataagnaa muran xoogan kaa soo udhaxeeyo madaxweynaha iyo Raisulwaasaaraha.

Xafladii ayaa furay Raisulwasaaraha asagoo cudur xoogan kabixiyay dibu dhaca kuyimid wuxuna sheegay in isaga jiraan khilaafyo isla markaana la xaliyay.

Wasiiro ay kamid yihiin arrimaha dibadda Fowsiyo Yusuf Xaaji Aaden, Maaliyada Cawil Saleebaan, Gaashaandhiga, Fiqi, Warfaafinta Ciilmooge ayaa waayey boosaskoodii, iyadoo lagu bedelay wajiyaal cusub.
Golaha Wasiirrada ee uu soo dhisay Ra'isulwasaaraha ayaa ka kooban 25Wasiir, Shan Wasiirudowle iyo 25 Wasiir Ku xigeen waxaana magacyadooda ay kala yihiin sidan:-

1.Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/laahi Goodax Bare
2.Wasiirka Maalliyadda Mudane Xuseen Cabdi Xalane
3.Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud
4.Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane C/raxmaan
Ducaale Beyle
5.Wasiirka Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed
6.Wasiirka Waxbarashada Mudane Axmed Maxamed Guraase
7.Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Mudane Yuusuf Cali Aamiin
8.Wasiirka Qorsheynta Mudane Saciid C/laahi Maxamed DENI
9.Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Faarax Sheekh
C/qaadir Maxamed
10.Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Mudane Jaamac Axmed Maxamed (Oday)
11.Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow
12.Wasiirka Gaadiidka iyo Duulinta Hawada Mudane Saciid Jaamac Maxamed Qoorsheel
13.Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Nucmaan Sheekh Ismaaciil
14.Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Ibraaahin Xaaji Aadan
15.Wasiirka Beeraha Mudane Cabdi Axmed
16.Wasiirka Sportiga iyo Dhalinyarada Mudane Khaalid Cumar Cali
17.Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare Mudane Ducaale Aadan Maxamed
18.Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Aadan Maxamed Nuur
19.Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska Eng Nadiifo Maxamed Cusmaan
20.Wasiirka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Aadanaha Khadiijo Maxamed Diiriye
21.Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Mudane Maxamed Coloow Baroow
22.Wasiirka Macdanta Mudane Daa'uud Maxamed Cumar
23.Wasiirka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Mudane Saalim Caliyoow Ibroow
24.Wasiirka Caafimaadka Mudane General Axmed Maxamed Maxamuud
25.Ku XIgeenka Ra'isulwasaaraha ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta
Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed

Wasiirudowlayaasha

1.Mudane Maxamuud Macalin Yaxye Wasiirudowlaha Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
2.Mudane C/laahi Maxamed Nuur Wasiirudowlaha Maalliyadda
3.Mudane Burci Maxamed Xamza Wasiirudowlaha Arrimaha Dibadda iyo
Iskaashiga Caalamiga
4.Mudane Maxamed Cali Xagaa Wasiirudowlaha Gaashaandhigga
5.Mudane Daa'uud C/kariin Cumar Wasiirudowlaha Amniga Qaranka

Wasiir Ku Xigeennada

1.C/raxmaan Maxamed Saalax Bankax Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha
iyo Federaalka
2.Fahmo Axmed Nuur Wasiir ku xigeenka Maalliyadda
3.Cabdalla Xuseen Cali Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga
4.Mahad Maxamed Salaad Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda iyo
Iskaashiga Caalamiga
5.Ibraahin Isxaaq Yaroow Wasiir ku xigeenka Amniga Qaranka
6.Xaamud Cali Xasan
Wasiir ku xigeenka Waxbarashada
7.Jamaal Xasan Ismaaciil Wasiir ku xigeenka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
8.C/laahi Sheekh Cali Qaloocoow Wasiir ku xigeenka Qorsheynta
9.C/laahi Bile Nuur Wasiir ku xigeenka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka
10.Yuusuf Xeyle Jimcaale Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta
11.C/laahi Colaad Rooble Wasiir Ku XIgeenka Warfaafinta
12.Xirsi Aadan Rooble Wasiir ku xigeenka Gaadiidka iyo Duulista Hawada
13.Cabdalla Xaaji Cali Wasiir ku xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
14.Axmed Cali Salaad Taako Wasiir ku xigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta
15.Cismaan Libaax Ibraahin Wasiir ku xigeenka Beeraha
16.Maxamed Axmed Tarsan Wasiir ku xigeenka Sportiga iyo Dhalinyarada
17.C/kaafi Macalin Xasan Wasiir ku xigeenka Tamarta iyo Biyaha
18.C/raxmaan Cabdi Cusmaan Wasiir ku xigeenka Ganacsiga iyo Warshadaha
19.Maxamed Ismaaciil Shuuriye Wasiir ku xigeenka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska
20.Muno Ibraahin Abiikar Wasiir ku xigeenka Haweenka iyo Hormarinta
Xuquuqda Aadanaha
21.C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen Wasiir ku xigeenka
Kalluumeeysiga iyo Kheyraadka Badda
22.Maxamed Ca
Developed by Jago Desain