Rasmi: Madaxweyne Gaas oo Golaha wasiiradiisa ku dhawaaqaya Talaadada 28 janaayo 2014

wararka ugu danbeeyay ee naga soo gaaraaya magaala madaxda Puntland ee garowe gaar ah ilo aad ugu dhow madaxtooyada puntland in Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu Golihiisa Wasiirada soo bandhigi doono haduu eebe idmo Maalinta Talaadada 28 janaayo 2014.

wararku waxay intaasi ku daraayaan in tirada Golaha Wasiirada xukuumada gaas aysan ka badan doonin 15 wasiir oo labo dumar tahay taaso cirka u diraysa warar hore oo laysla dhexmaraayay

ku dhawaaqida iyo falanqaynta liiska wasarada cusub iyo wasiirada deegaanada calbari ka soo gala ka dhawr

SHABAKADA BAARGAAL.NET
isha wararka horumarka deegaanada calbari
Developed by Jago Desain