Posts

Daawo Sawirada Nin jirkiisa si la yaab leh isu badalay cudur ku dhacay awgiis

Nin u dhashay Wadanka Indonosia ayaa waxa ku dhacay Cudurka Kansarka loo yaqaan gaar ahaan mid ka bedelan Nuuca Dadka ku dhaca, waxana la sheegay inuu Cudurkan uu hayo mudo dhan 25-sano.

Ninkan ayaa waxa loo geeyey dhakhaatiir badan kuwaasi oo wax ka qaban waayey Xaaladiisa Caafimaad, Waxaana ninkan Qofkii arka uu aad uga naxayaa sida uu korkiisu isku bedelay.

DAAWO SAWIRADDA

Developed by Jago Desain