Posts

Roob mahiigaan ah oo ay ku Diirsadeen Dadka Iyo duunyaduba oo ka da'ay Baargaal

Roob mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen dadka iyo Duunyaduba ayaa ila‏ ‏habeen hore hayay walina haya magaalada Baargaal iyo nawaaxigeeda.

Roobkan ayaa biya badan dhigay dhamaan wadooyinka iyo Baliyada dhexmara gudaha magaalada Baargaal, waxaana sidoo Kale ilaa habeen‏ ‏hore Biyo Xoogan Maraayeen Togga Duuba Roobkan ayaan la soo sheegin Wax khasaare wayn ah oo ay gaysteen

naga filo sawirada raxmada saacadaha soo socda

BAARGAAL.NET
ISHA WARARKA HORUMARKA DEEGAANADA CALBARI
Developed by Jago Desain