war deg deg ah: axmed godane hogaamiyaha xarakada alshabab oo u dhintay dhawaca soo garay

Wararka aan la hubin ayaa waxay sheegayaan in qoyska hogaamiye Axmed Godane ee Somaliland ku nool loo sheegay warar aan lahubin oo sheegajyaa inuu wiilkoodu dhintay. "Taleefan ayaa naloo soo diray waxaana nala dhahay wiilkiina Godane wuu dhintay ka dib dhaawac soo gaaray,
laakiinse anaga weli ma noo xaqiiqsana warkaasi" mid ka mid ah ehlada Axmed Godane ayaa sidaas sheegay.

Dowladda Mareekanka ayaa baaritaan ku haysay oo kaliya in uu dhaawacmay Godane iyo Inkale , laakiinse warkaan geeridiisa ah weli ma xaqiiqsana.

BAARGAAL.NET
Developed by Jago Desain