DAAWO: BEESHA WARSANGELI OO LA SAFATEY MAAMULKA SOMALILAND

Iyadoo indhoweydba Xaalad kacsan ka aloosnayd Gobolka sanaag taasi oo dhexmartay Maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa dad kala taageersan labada Maamul hadba shirar soo Bandhigaayeen.

Halkan hoose ka daawo siduu u dhacay shirkii ugu danbeeyay ee ka dhacay magaalada Buraan ee Bariga sanaag laguna taageeray Maamulka somaliland.

halkan ka daawo
Developed by Jago Desain