Posts

Faah faahin: qaraxyo caawa ka dhacay xaafada Islii ee Nairobi

Qaraxyo khasaare gestay oo caawa ka dhacay xaafadda Islii

Inta la hubo ilaa 5 qof ayaa ku dhimatay, qaraxyo is xig xigay oo cawada maqribkii ka dhacay xaafada Soomaalida ku badantahay ee Islii ee dalka keyna.

Qaraxyada oo ahaa kuwo is xig xigay oo ilaa 3 ah, ayaa waxaa laga maqlayay dhamaan Xaafadaha ay ka koobantahay Islii. Warar iskhilaafsan ayaa kasoo baxaya nuucyada qaraxyadan, wararka qaar ayaa sheegaya in ay yihiin Koronto qarax sameysay, halka wararka qaarna ay leeyihiin waa qaraxyo caadi ah.

Mid kamid ah TV-yada dalka Kenya, ayaa sheegay in qaraxyada ay ahaayeen kuwo Aragagixiso ka danbeyso.


Wixii faah faahin ah kala soco shabakada Baargaal.net
Developed by Jago Desain