Golis Telecom oo Adeegyadeeda Gaarsiisay Degmada Qandala

Shirkada isgaarsiinta Golis Telcomem ayaa waxay si rasmi ah adeegyadeeda isgaarsiineed u garsiisay degmada qanadala ee gobalka Bari taas oo dadka degaanku ay si weyn usoo dhaweyeen.

Bulshada Degmada qandala ayaa aad ugu mahad celiyey shirkadda Golis,iyagoo shegay inay soo dhaweynayaan Adeegyada Isgarsineed ee lasoo garsiyeey degaanadooda oo baahi wayn u qabay Adeegyo isgaarsineed.

BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka deegaanada calbari
Developed by Jago Desain