Wiilkii yaraa Ee Diyaaradda Taayirkeeda Ku Dhuuntay oo La Sheegay Inuu U Socday Hooyadiis Oo Joogta Magaalada Boorama

Wiilkan yar oo ah 15 jir magaciisa la yiraahdo Yaxye Cabdilaahi ayaa diyaarad kasoo kacday Calafornia oo usocotay Jasiirada Hawii kaga soo dhuuntay taayirka.

Yarkan oo ku nool mareykanka, lana nool aabihiis iyo caruur ay isku aabbo yihiin ayaa la sheegay inuu u boholyoobay aragtida hooyadiis oo uu aad u jeclaa, isla markaana ay waa hore ugu dambeysay.

Kadib markii ay suurto galiwayday inuu hooyadiis arko ayuu go'aansaday inuu diyaarada ku dhuunto,bal si uu usoo ursado hooyadii, isagoo u qaatay in diyaaradani gayn doonto ama ku dhaweyn doonto Soomaaliya iyo agagaarka magaalada Boorama oo ay ku nooshahay hooyadii uu jeclaa.

Hooyo waa lama huraan

BAARGAAL.NET
2014
Developed by Jago Desain