Posts

Hambalyo Boqorka 34 ee beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor muuse

waxaa magaalada qardho si dardar leh oo habsami ah uga socda qabanqaabada caleema saarka Boqor Burhan Boqor Musseoo loo idmadey inuu noqdo Boqorka beelaha Darood.Munasabadaas oo dhicidoonta maalinta axada Bisha May 25keeda, 2014.

Waxaan u hambalyaynaynaa boqorka 34 ee belaha darood Boqor Burhan Boqor Muuse waxaana rabbi uga baryeynaa Boqor Burhan Boqor Musse in uu u fududeeyo xilka culus ee Boqornimada Belaha Darood.

Waxaanu u rajeynaa guul, bararre, barwaaqo, cibaado suuban, iyo cafimaad.

Shabakada Baargaal.net
Isha wararka horumarka degaanada calbari
baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain