Madaxwaynaha Puntland C/wali maxamed cali Gaas oo ku soo wajahan Degmada Baargaal

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa wararka kasoo baxaya magaalada Qardho sheegayaan in maalinta beri ah u qorsheysan tahay safar uu ku imaan doono degmada Baargaal.

Safarka Madaxwayne Gaas oo ay ku wehlin doonaan xubno ka tirsan golihiisa wasiirada ayaa wararku sheegayaan inuu la xiriiro qancinta beelaha halkaas ku nool oo in muddo ah cabasho kasoo gudbinayey inuusan jirin Madaxweyne Puntland oo booqda deegaanada dhulka laamiga ah ka fog,

Socdaalka madaxwaynaha uu ku imaanaayo degmada Baargaal ayaa wararka qaar tibaaxaayaan in Madaxweyne Gaas sidoo kale uu kormeero kusoo sameeyn doono xeryaha ciidamada badda ee ku yaala degmooyinka ku yaala xeebaha Bari fog iyo in gole deegaan oo cusub uu degmada baargaal ugu soo dhiso

Wararka socdaalka madaxwaynuhu ku maraayo deegaanka ka dhawr

Shabakada Baargaal.net
Isha wararka horumarka deegaanada calbari
Email:baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain