Qarax Goor dhawayd ka dhacay Gaalkacyo

Waxaa goor dhaweyd koontoroolka koonfured ee ku yaalla xaafadda Garsoor ee magaalada Gaalkacyo ka dhacay qarax la sheegay in la'la egtay gaari uu laha taliyaha qeybta booliska gobolka Mudug.

Ma jirto wax khasaare ah oo uu geystay qaraxa ka dhacay dhinaca koonfureed ee xaafada Garsoor ee magaalada Gaalkacyo.

Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ayaa gaaray goobta,waxaana ay xilligaan eegayan sida ay wax u dhaceen. Ma jirto wali wax hadal ah oo ka soo baxay taliyaha qeybta boosliska gobolka Mudug oo gaarigisa qaraxa la'la eegtay,laamaha ammaankuna iyaguna kama aysan hadlin.

Wixii ku soo kordha warkan
Kala soco BAARGAAL.NET
Developed by Jago Desain