Posts

Hambalyo Aroos Farxad Leh:C/raxmaan Xaaji Siciid Cismaan & Canab Muuse Maxamuud

Dhamaan Eheleda iyo asxaabta waxay hambalyo iyo bogaadin u diraayaan Boqorka c/raxmaan xaji siciid cismaan & Boqorada canab muuse maxamuud oo arooskoodu Maanta oo ah isniin 18/8/2014 ka dhacay magaalada Baargaal
‏ ‏‎
Waxanuna leenahay hambalyo Hambalyo isku noqda kuwa isku raaga gacal iyo xigtaba arooskina lagu farax ubad khayra qaba kale hela
Aamiin aamiim aamiin
Developed by Jago Desain