Dabley 3 nin ku dishay tuulada Xumbays Gobolka Bari

Dablay hubaysan ayaa habeenimadii xalay ku dilay meel u dhow tuulada Xunbays ee Gobolka Bari saddex nin oo reer guuraaya, xilli ay Hurdeen.

Dhacdadan oo ah mid fool xun ayaa la aaminsan yahay inay ku xiriirsan tahay Aanooyin qabiil oo muddo saddex sano ah u dhexeeyey labo beelood oo walaalo ah , kuwaas oo marar sii horeysay la kala dhex dhigay xabad joojin iyo heshiisyo horudhac ah

Shabakada Baargaal.Net
Isha wararka Horumarka Deegaanada Calbari
Nagala soo Xiriir E-mail Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain