Kala carar ka dhacay Baarlamaanka Canada oo kooxo hubeysan weerareen

Nin hubeysan ayaa dad ku laayay gudaha Baarlamaanka dalka Canada, kadib markii uu gudaha u galay, xili uu halkaasi shir ku lahaa Ra'iisul Wasaaraha dalka Canada Stephen Harper iyo Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka dalkaasi.

Weerarkaan oo ahaa mid qorsheysnaa ayaa wuxuu ka dhacay ilaa Sedax meel oo Baarlamaanka Canada ku jirta, iyadoo ciidamad gaashaaman ay ka qeyb qaateen howlgalka lagu soo af jarayay weerarkaan oo la isu adeegsaday rasaas xoogan.

Shabakada Baargaal.Net
Nagala soo Xiriir E-mail Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain