Daawo Fadeexadda xasan shiikh & Damujadiid ka raacday Mooshinkii Baarlamaanka

Daawo Fadeexadda xasan shiikh & Damujadiid ka raacday Mooshinkii Baarlamaanka
Kulankii Baarlamaanka Somalia ayaa ku dhamaaday foori iyo buuq kadib markii ay Xildhibaano badan ka dhex sameeyeen banaanbax.

Baarlamaanka ayaa loo diiday iney Saxaafadda gudaha u gasho taas oo ka dhigan urur diimeedka Damujadiid oo dagaal ugu jiray inaan dunida la tusin sida looga soo horjeedo mooshinkooda sharci darada ee xukun maroorsiga ku dhisan.

Xildhibaanada Mooshin diidka waxay galeen qolka Waraaqaha Mooshinka kadibna waa jar jareen wixii waraaqo yiilay ,iyo warqadii tirakoobka Xildhibaanada,tani waxay muujisay awooda Xildhibaanada Garabka taageersan Rw c/wali Sheekh leeyihiin

Waa Maalmo taariikhiya Xildhibaanada u hiiliyay Cadaalada iyo ilaalinta Dowladnimadana lama hilmaami doono



Waxaa soo diray
Xildhibaan Sanyare Nuur.
Developed by Jago Desain