Daawo Muqaal Guuroow qosol badan oo laga sameeyay madaxwayne Xasan “BARTII UU SAACID Maray, Waa Ogyihiin Badowda DAAROOD,, ISAAQA Qaad Baa Ubaxa Waa Balwoleey

Daawo Muqaal Guuroow qosol badan oo laga sameeyay madaxwayne Xasan “BARTII UU SAACID Maray, Waa Ogyihiin Badowda DAAROOD,, ISAAQA Qaad Baa Ubaxa Waa Balwoleey
Iyadoo ay taagan tahay Xiisada u dhaxaysa madaxwaynaha iyo Raysal Wasaaraha ayaa waxaa lasoo Bandhigay (GUUROOW/GABAY) Laga sameeyay madaxwayne Xasan Aragtidiisa kaasi oo ah mid Qosol badan.

Marka hore wuxuu sheegayaa inuu Qofka uu jecel yahay ugu Bishaarayn doono Booska Raysal Wasaaraha, Sidoo kalana la og yahay Halkii uu marsiiyey Raysal wasaare Saacid

"BARTII SAACID MARAY WAA OG YIHIIN, BADOWDA DAAROOD, BALAAYADU HA XIIRNAADO, MAAN MOODAYN BAHAL WAYN"

Wuxuu dar-daraan u dirayaa Beesha Hawiye

"DAN WAXAY KU BADAYSAA BUQUL DAMEER, DABA BAQOOLKIISA, ASHUUNKA SOO BUUXI BAA KUU BALAYSIMAN"

Sidoo kale wuxuu Hanjabaad hawada u marinayaa gudoomiyaha Baarlaamaanka

"JAWAARI HADII BAAQAAN UDIRAY, AANU WAAJIBKAAS BOGANIN, BAABACADA TAAG, WAA INUU QIIL U BIXIYAA, HADII KALE BUSHIGA UU MUDAN, BOQONTA AAN GOOYO, AMA INAAN ASXAABTAYDA BADAN (BOM) UGU SII DHIIBO, BILAAHIYE MIDAAS BAA U TAAL"

Sidoo kale Guuroowgan oo Xiiso badan ayaa Madaxwaynaha wuxuu Kula hadlayaa Beelaha soomaalida

"DAAROOD BADNI-DIISU WAA BAR KUMA TAAL'E, ISAAQA QAAD-BAA UBIXI WAA BAL-WOOLEY, HA BAD-NAATO RAXAN-WAYN EE BEELO KALA JEEDA, 4.5 WAA GEDAY NOOGU BADISAA, HAWIYAHA ILAAHBAA BAHDILAY BADAN AHAANTOOD".

Madaxwayne Xasan sheekh ayaa Guuroowgan laga sameeyay Sidoo kale wuxuu Ku Weeraray Madaxweaynaha maamulka Puntland Cabdiwali Gaas

"BEER LAXOOWSI YUU IIGA IMAN GAAS-KA BUURAN, UMADOO BASAASTOO ISAGU BEERKU WAYN YAHAY, BOSAASO WIXII YAAL ISAGAA GAAR U BAYDHSADAY"


Halkan ka daawo

BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka deegaanada Calbari
Nagala soo xiriir: baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain