Deg Deg: warar sheegaya in fanaanada Nimco Dareen Laga Afduubtay Magaalada Godey

Warar isa soo taraaya oo ka soo baxaaya Dhulka ismaamulka soomalida Itoobiya ayaa sheegaya in kooxo hubaysan ay afduubteen fanaanada dhulka soomaalida aadka looga yaqaan Nimco Dareen.

Kooxo hubaysan oo aan haybtooda lagaranaynin ayaa afduubka ka gaystay Magaalada Goday ee ismaamulka somaalida itoobiya iyagoo halkaas ka kaxaystay Fanaanada Nimco Dareen iyo dad la socday fanaanada.

Ilaa iyo hadda lama hayo ilo wareedyo madax banaan oo xaqiijiya warkaas ama beeniya

BAARGAAL.NET
baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain