Warar ka soo baxaaya ilo kalo gedisan oo ku sugan caasimada soomaaliya ee muqdisho ayaa tibaaxaaya in ay Dhaqaatiirta Turkiga ee ka
hoowlgasha Isbitaalka Digfeer iyo kuwa Amisom ay si isku mida u xaqiijiyeen in Maydka Taliyahii Boliiska soomaaliyeed Marxuum Mohamed Hassan laga helay sun halisa.
Dhaqaatiirta baarista sameeyay ayaa sidaas u gudbiyay gudigga
Ra'isulwasaaraha u xil saaray baarista sababta geerida Marxuum Mohamed
Hassan.
Meeydka Taliyihii Booliska Soomaaliyeed marxuum Mohamed Hassan ayaa loo qaaday Nairobi si khubaro Caalamiya baaris ugu sameeyaan Nooca
sunta lagu duray marxuumka.
BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka Deegaanada Calbari
Dhaqaatiirta Turkiga iyo Amisom oo xaqiijiyay inuu sun u dhintay Taliyihii Booliska Soomaaliyeed
Dhaqaatiirta Turkiga iyo Amisom oo xaqiijiyay inuu sun u dhintay Taliyihii Booliska Soomaaliyeed