Noocyada Fardaha

Noocyada Fardaha


Noocyada Fardaha
  
fardaha kooda lab waxa la dhahaa : Faras
fardaha ta dheddig waxa ladhaha  : Geenyo
dhasha fardaha waxa la dhahaa : Darmaan
 100ka faras waxa la dhahaa      :  Wegen
cida fardaha waa             :       Danan
Qaabka ay u ordaan farduhu
_________________________


orodka aan dheerayn : GAALIB

farduhu markay durdurinayaan waxa la dhahaa : QAATIMAYN

markay aad yar iska taxtaxaashayaan waxa la dhahaa :
NUUXAYN

waxa kaloo orodka fardaha kamid ah :
HARDAF

farasku marku orodka bilaabo ilaa intu kadaalayo waxa ladhahaa : KACDIN

Developed by Jago Desain