SAWIRKA MAANTA: DOORASHADA GOLAYAASHA DEGMOOYINKA GOBOLKA GARDAFUU

SAWIRKA MAANTA: Waa Qayb tafatirida Shabakada Baargaal.net ku muujinayso Meelaha Bulshadu Horumarka Uga Baahantahay oo mugdigu kaga Jiro , iyo meelaha ifaya oo mudan in lagu daydo
gaar ahaan Mararka ay timaado arrin adag oo aan wax laga qori karin oo sawirku muujinayo wixii afka laga oran laha iyo wax ka badan

Sawirka maanta ayaan ku cabiraynaa xaalada doorashooyinka golayaasha degmooyinka ee ka socda gobolka Gardafuu oo qaab xisbi iyo isbahaysi isu badalay
daawasho wacan


Developed by Jago Desain