AKHRISO:Liiska Golaha Wasiirada cusub ee uu ku dhawaaqay RW Cumar C/rashiid magacyadooda iyo qabiilada ay ka soo jeedaan

AKHRISO:Liiska Golaha Wasiirada cusub ee uu ku dhawaaqay RW Cumar C/rashiid magacyadooda iyo qabiilada ay ka soo jeedaan

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabidrashid Cali Sharmarke ayaa caawa ku dhawaaqay Golaha Wasiirada, kadib wadatashi uu la yeeshay madaxweynaha, gudoonka baarlamaanka, xildhiibanada iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

Golahaan Wasiirada ayaa waxay ka kooban yihiin 20 wasiir, iyadoo dib laga soo magacaabayo Wasiiro Ku-xigeenada iyo Wasiiro Dowlayaasha.

Hoos ka ka akhriso magacyada iyo qabiladda Golaha Wasiirada uu Caawa ku dhawaaqey Raisul Wasaare cumar c/rashiid

1.Maxamed Cumar Carte Ra'iisul Wasaare Ku Xigeen ahna Wasiirka Shaqada, Dhalinyarada & Sportiga - Isaaq ,Habar Awal
2. Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Cadaaladda & Arrimaha Diinta (Dir,Biyo Maal)
3. Cabdirixhman Maxamed Xuseen Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka - Hawiye,Habargidir, Saleebaan
4. Dr. Maxamed Aadan Ibraahim "Fargeti" – Wasaaradda Maaliyadda (DISOW – DIGIL & MIRIFLE)
5. GEN. Cabdulqaadir Sh. Cali Diini – Wasaaradda Gaashaandhigga (MAREEXAAN – DAAROOD)
6. Cabdisalaan Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda (GADABURSI – DIR)
7. Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada - Daarood,Leelkase
8. Fahad Yaasiin Xaji Dahir (REER – AW-XASSAN – SHEEKHAAL – OTHERS) Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda
9. Cabdirixman Yusuf Cali Caynte (MURUSADE – HAWIYE) Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga
10. Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dastuurka – Isaaq ,Habaryoonis
11. Guuled Xuseen Qaasim Wasaaradda Warfaafinta & Isgaarsiinta - Daarood ,Ogaadeen,Maxamed Subeer
12. Cali Axmed Jaamac "Jangali" Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada - Dhulbahante , Daarood
13. Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa – Waa Meheeri, Carab Saalax
14. Cali Xasan Cusmaan Wasaaradda Beeraha – (DIGIL & MIRIFLE)
15. Xasan Axmed Muudeey Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha - Jareerweyne, Shiidle
16. Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska - DIGIL & MIRIFLE
17. Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha - Tumaal (BEESHA 5'AAD)
18. Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda – HAWIYE – GAALJACEL
19. Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Batroolka, Biyaha & Kheyraadka Dabiiciga - Hawiye , Xawaadle
20. Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka - Raxanweyn,Hadamo

BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka deegaanada Calbari
Nagala soo xiriir: baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain