DEG DEG: Akhriso Liiska Golaha Wasiirada cusub ee uu Cumar c/rashiid ku Dhawaaqay iyo QABIILADOODA

DEGDEG: Akhriso Liiska Golaha Wasiirada Lagu Dhawaaqay, QABIILADA ay kasoo kala jeedaan


Habeenimadii xalay ayaa Raysalwasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya daaha ka qaadey xukuumadiisa cusub. Iyada oo waqti badan ka qaadatey dhismaha xukuumadda isla markaana uu jirey khilaafaad ka taagnaa qaar kamid ah Wasaaradaha ayaa ugu danbeyntii lagu guuleystey in laga gudbo caqabadahaas.

Golaha Xukuumadda waxaa ka muuqda in badan oo kamid ah golihii wasiirada ee raysalwasaarihii hore Cabdiweli Shiikh Axmed, kuwaas oo Raysalwaaarihii hore ugu baaqey in uu is casilo isla markaana Baarlamaanka dhexdiisa u codeeyey in xukuumadoodu dhacdo,

Magacyada Wasiirada – – Waxaa loo qeybsadey (Xisaabta 4.5):

1. Maxamed Cumar Carte Qaalib – Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen – Habar-Awal, Isaaq
2. Faarax Sheekh Cabdulqaadir Maxamed – Wasaaradda Caddaaladda – Reer Aw-Xasan, Beesha Shanaad
3. Cabdulqaadir Sh. Cali Ibrahim “Baqdaadi” – Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta – Reer Aw-Saciid, Dir
4. Cabdikariin Xuseen Guuleed – Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka – Sacad, Habar-Gidir, Hawiye
5. Xuseen Cabdi Xalane Wasaaradda Maaliyadda – Ogaadeen, Daarood
6. Maxamed Sh. Xasan Xaamud – Wasaaradda Gaashaandhigga – Digil iyo Mirifle
7. Cabdirixman Ducaale Bayle – Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga, Gudubiirsi, Dir
8. Cabdullahi Maxamed Cali “Sambaloolshe” – Wasaaradda Amniga Gudaha, Xawaadle, Hawiye
9. Cabdullahi Axmed Jaamac “Ilkajiir” – Wasaaradda Waxbarashada, Warsangeli, Daarood
10. Yusuf Macalin Amiin Baadiyow – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, (Leysaan – DIGIL & MIRIFLE)
11. Maxamud Cali Magan – Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga, Mareexaan, Daarood
12. Cabdiqadir Cabdi Xashi “Gaabane” – Wasaaradda Arimaha Dastuurka – Leelkase – Daarood
13. Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” – Wasaaradda Korontada iyo Biyaha, Habar-Jeclo, Isaaq, Dir
14. Mustaf Sh. Cali Dhuxulow – Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha & Dalxiiska, Murusade, Hawiye
15. Cabdullahi Sh. Ismaacil – Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Biyo-maal, Dir
16. Maxamed Cumar Caymooy – Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada shiidle- beesha shanaad
17. Cabdalla Boos Axmed – Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta – Habar-Yoonis, Isaaq, Dir
18. Xuseen Maxamed Sheekh “Badni” – Wasaaradda Beeraha, (Digil iyo Mirifle).
19. Axmadey Sh. Mukhtaar – Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada (DIGIL & MIRIFLE)
20. Cabdiraxman Cabdi Cusmaan – Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha (AJUURAAN)
21. Nadifo Maxamed Cusman –Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska –Gududhabe, Hawiye
22. Khadiija Maxamed Diriye –Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska, Madhibaan, Beesha Shanaad
23. Maxamed Mukhtar Ibrahim – Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda, Gaal-Jecel, Hawiye
24. Daauud Maxamed Cumar – Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka, Dhulbahante, Daarood
25. Abuukar Cabdi Cusman “Mardadi” – Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, (Garre, Digil iyo Mirifle)
26. Saciid Xuseen Ciid – Wasaaradda Caafimaadka, Daarood.

Magacyada Wasiir Ku-xigeenada – Waxaa loo qeybsadey (Xisaabta 4.5):

1. Cabdullahi Bile Nur Wasaaradda Caddaaladda
2. Cabdiraxman Kulmiye Xirsi Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta
3. Saacid Xaji Maxamuud Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
4. Fahma Axmed Nur Wasaaradda Maaliyadda
5. Cabdalla Xuseen Cali Wasaaradda Gaashaandhigga
6. Mahad Maxamed Salad (HABARGIDIR – HAWIYE) Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga
7. Ibrahim Yarow Isaq – (GARWAALE – DIGIL & MIRIFLE) Wasaaradda Amniga Gudaha
8. Xaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada
9. Yusuf Xayle Jimcaale – (HAWIYE) Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
10. Sharif Maxamed Xasan – (JIROON – DIGIL & MIRIFLE) Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga
11. Xaji Cali Sh. Maxamed Nur Wasaaradda Arimaha Dastuurka (Shanta Caleemood – DIGIL & MIRIFLE)
12. Maxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha (XARIIN – DIGIL & MIRIFLE)
13. Cabdullahi Colaad Rooble Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha & Dalxiiska
14. Xirsi Adan Rooble Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada
15. Maxamed Cumar Geedi Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
16. Cabdishakur Cali Mire (HABARGIDIR – HAWIYE) Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta
17. Cabdirashid Maxamed Xiddig – (OGAADEEN – DAAROOD) Wasaaradda Beeraha
18. Jamaal Xasan Ismaacil Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada
19. Sacdiya Careys Ciise – (DAAROOD) Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
20. Cusman Libaax Ibrahim ( DIGIL & MIRIFLE) Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska
21. Mumina Sh. Cumar – (GELEDI – DIGIL & MIRIFLE) Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska
22. Saciid Jamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda
23. Maxamed Axmed Abtidoon Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka
24. Abdinasir Gaarane Maxamed Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa
25. Dr. Cusman Maxamud Dufle (GUGUNDHABE – HAWIYE) Wasaaradda Caafimaadka.

Magacyada Wasiiru Dawlayaasha:

1. Cabdullahi Yusuf Alankey Wasaaradda Amniga Gudaha
2. Maxamuud Hayir Ibrahim – Madaxtooyada, Majeerteen, Daarood
3. Khalid Cali Cumar – Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka, BEGADI – Digil iyo Mirifle
4. Maxamed Adan “Fargeti” – Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga – DISOW – DIGIL & MIRIFLE
5. Maxamed Cali Xagaa – Wasaaradda Gaashaandhigga
6. Cabdullahi Maxamed Nuur – Wasaaradda Maaliyadda
7. Xasan Maxamed Jimcaale – Wasaaradda Arimaha Dastuurka, Duduble, Hawiye
8. Burci Maxamed Xamza – Wasiiru Dawlaha XRW Arrimaha Bay’adda, – TUNNI – DIGIL & MIRIFLE
9. Caadil Sheegow Sagaar – Xiriirka Baarlamaanka – DIGIL & MIRIFLE


SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha wararka Horumarka Calbari
Email: Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain