SAWIRKA MAANTA : Kala Fadhiga Labaad Ee Golaha Degaanka Degmada Baargaal oo bisha february furmaaya

Kala Fadhiga Labaad Ee Golaha Degaanka Degmada Baargaal oo bisha february furmaaya
Sawirka Maanta : Kala Fadhiga Labaad Ee Golaha Degaanka Degmada Baargaal ayaa furmaya 10ka bisha na soo haysa ee february , ayadoo ay xildhibaanada golaha Deegaanka Degmada Baargaal oo dhan 21 xildhibaan isu diyaarinaayaan Dood Kulul oo ku saabsan ajandayaasha horyaal oo badan iyo waxqabadkii maamulka degmada lixdii bilood ee la soo dhaafay , iyo qorshayaasha lixda bilood ee soo socda

Daawasho wacan 


Developed by Jago Desain