Ra’yi dadweyne: WAA MAXAY FARAQA U DHEXEEYA GADABUURSI vs SAMARROON

In badan baan beryahan dambe maqalnay magac qabiil oo dhegeheenna ku cusub, dad badanina ay su’aalo iska weydiiyaan, qabiilka Gadabuursi (Gaada biirsey) oo ay soomaalidu u taqaannay magacan (Gadabuursi) ayaa la rabaa in loo beddelo Samarroon, arrintanna waxay ka bilaabantay Ameerika, iyadoo niman halkaa deggani ay ujeeddo siyaasadeed ka lahaayeen, nimankaasoo aaan magacyadooda qormooyinka soo socda ku sheegi doonno iyo badheedhahoodaba.
Kaddib markii aan baadhis badan ku sameeyey, iyo akhris fara badan oo ku saabsan Qabaa’ilka Soomalida guud ahaan gaar ahaanna Qabiilka aan anigu u aqaanno Gadabuursi. Waxaan ka soo bilaabi doonaa halka ugu sarreysa (DIR), waxaanan ku soo gaba-gabayn doonaa halka aan maanta joogno.
Dirtu waxay u kala baxdaa Afar qabiil oo waaweyn, waxaanay kala yihiin: Madaxweyne dir, Mahe Dir, Madalluug Dir iyo Madoobe Dir, mid kastana waxaa hoos yimaadda qabaa’ilkan;
  1. Madaxweyn Dir
  • Gurgure
  • Guure
  • Akisho
  • Wardaai
  • Layiile
  • Gariire
  • Jiido
Reer Aw Said iyo adeerkood Abkeey Haji
1)Farah Said
2)Abiikar Said
3)Sacdi Said.
4)Nuur Said.
5)Ali Said.
7)Cismaan Saciid.
8)Huseen Said.
9)Hassan Said.
10)Cumar Saciid.
  1. Maha Dir (Maxamed Xiniftire)
  • Isaaq (Garhajis, Awal, Arap, and H.Jeclo)
  • Biyamaal(Sa’d, Suleyman, and Ismin)
  • Gadsan
  • Dabruube
  • Barsuug
  • Bajimaal
  • Magaadle
  • Madiigan

Suure (Qubeys iyo Abdalle)
4 Abdalle iyo Adeerkood Habar Deel (Gutaale)
Abdi (Cabdalle)(1)Fiqi Mxumed
Hogar
Laxmar
Nacadoor(Cabdalle)(2)Guuled
Xaraan
Ciise
Qotonsay
Cirday,
Giir
Kaahin,
Goorad Cabdalle(3)
Sulayman Cabdalle(4)
Agoon
Guuled, Warsame, Cigaal, and Jalaf
Dabac
Fiqi Khayre
Cumar
Haarun
Siyaad
Bayr
Cabas
Food Cade
Habar Deel (5)
—————————–
Qubeys (Lafagaab)
Tolweyne
Reytoonle
Fiqi Cumar
Fiqi Walaal
Fiqi Yaxye
AxadowCismaan Diidshe
Cabdalle Diidshe
Wayaagle
Yabarow,Xasan,Cumar, Xeefoow
Faarax
Maxamuud
Dhaayoow
Midkasse
  1. Mandaluug
(Many Dir believe the Mandaluug are actually Mahe Dir)
Gadabuursi
  1. Madoobe Dir
Ciisaha Djibouti iyo Ethiopia
Qaldho Dir
Nooleh
Jarso
Hawle
Babili
Abdullah Abdulkhaliq
abdullahabdulkhaliq99@gmail.com
BAARGAAL.NET
Ishaada wararka Cusub ee Dalka iyo Dunida

Developed by Jago Desain