Sawirka Maanta: Qaar Kamid ah saxafiyiinta Ka hawlgala Puntland oo eedeeyay Ururka MAP

Sawirka Maanta waxaan Ku soo qaadanaynaa Qaar ka mid ah suxafiyiinta ka howlgala Puntland oo beryan warbaahinta soo galiyay eedeeymo ay ku eedeenayaan Ururka Mideeya Saxafiyiinta Puntland ee MAP ayagoo ku dhaliilay cadaallad Darro iyo inuu ururku  ku guul-daraystay ka hortagidda musuq-maasuq baahsan oo baryahan danbe soo if-baxayay sida ay sheegeen.














SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha wararka Horumarka Deegaanada Calbari 
Email:Baargaal@gmail.com


Developed by Jago Desain