DAAWO :Soo Dhaawaynta Wasiirada Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Puntland ee Gothenburg sweden

DAAWO :Soo Dhaawaynta Wasiirada Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Puntland ee Gothenburg sweden
Xaflad soo dhawayn loogu sameeyay Wasiirada Horumarinta Haweenka iyo Qoyska Puntland Murwo Aniso C/qaadir Xaaji Muumin oo uu  soo qaban qaabiyay ururka Puntland Development ee ka jira magaalada Gothenburg ee Dalka sweden ayaa ka dhacday magaaladaas.

kulanka oo ay ka soo qayb galeen qaybaha kala duwan ee jaaliyada puntland ayaa waxa uu ahaa kulan lagu kala xog qaadanaayay ayadoo wasiiradu halkaasi ka jeedisay khudbad aad u dheer oo ay kaga hadlaysay waxyaabihii u qabsoomay mudadii ay xilka haysay wasaaradeeda iyo guud ahaan Xukuumada Puntland. 

DAAWASHO WACAN




SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha wararka Horumarka Deegaanada Calbari
Naga soo xiriir : Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain