SAWIRKA MAANTA : GOBOLKA GARDAFUU IYO SAAMI QAYBSIGA DEGMOOYINKA GOBOLKA

sawirka maanta waxaan ku soo qaadanaynaa sawir cabiraya khaladka wayn ay ku dhacday dawlada madaxwayne C/wali gaas markay soo magcaabaysay masuuliyiinta Gobolka Gardafuu ayadoo aan tix galin nidaamka saami qaybsiga Degmooyinka gobolka nidaamkaas oo ah mid transparency ah oo ay dadka deegaanadaasi ku qanceen una tusisay inay iska wada dhex arki karaan maamulka gobolka,

DAAWASHO WACAN


Developed by Jago Desain