DAAWO: Fanaanka Nasteex Saciid oo Soo Saaray Hees Cusub oo la magac baxday Baargaal

Fanaanka  Codka Macaan Nasteex Saciid oo ka mid ah Fanaaniinta soomaaliyeed ayaa soo saaray hees mudo la wada sugaay oo magaceedu yahay Baargaal.

Heesta Baargaal ayaa wuxuu fanaanku ku sawirayaa quruxda iyo bilicda iyo khayraadka Deegaanda Calbari waxaa sidoo kale uu Fanaanka ku cabirayaa Qiimaha Gobolada iyo magaalooyin badan oo puntland ka tirsan leeyihiin.

Heesta Baargaal oo dhameystiran Halkan ka Daawo




BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka deegaanada Calbari
Nagala soo xiriir: baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain