OGAYSIIS:Dhakhtar ku takasusay Daawaynta Cudurada Guud Caruurta iyo Indhaha oo Baargaal Ka hawl Galaya

Waxaa la ogaysiinaayaa dhamaan Dadwaynaha ku nool Degmada Baargaal iyo Nawaaxigeeda in Xarunta Caafimaadka ABUU HUREERA CLINIC uu Ka hawl Gali doono Dr. Axmed Haadi oo ah dhakhtar Aqoon Sare leh kuna Takhasusay Daawaynta Cudurada Guud , Caruurta ,iyo Indhaha.

Dhakhtarka ayaa shaqa Bilaabaya maalinta Axada ee taariikhdu tahay 15/03/2015 wuxuuna dhakhtarku hawsha wadayaa muddo dhan 22 Cisho.

Isdiiwaangalintu waxay ka socotaa xarunta Caafimaadka ABUU HUREERA CLINIC laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay 14/03/2015.

Waxaa xarunta ABUU HUREERA CLINIC lagu soo kordhiyay Adeegyo Cusub oo dhanka shaybaarka ah iyo daawooyin tayadoodu sarayso.


Xarunta Caafimaadka ABUU HUREERA CLINIC waxay leedahay laba Branch

Branch 1 : Bartamaha Magaalada Baargaal,Dhismaha Dabaqa Baargaal 
Branch2 :  Sandhuubo , Dhinaca Xawaalada Amal Baargaal 


Wixii Faahfaahin ah Kala xiriir Maamulka Xarunta Caafimaadka ABUU HUREERA CLINIC

C/raxmaan Cali Saalax  Tell: 7111191
Siciid Xabeeb Tell: 7720939
Developed by Jago Desain