SAWIRKA MAANTA: DADKA QAADKA CUNA IYO OLOLAHA LA DAGAALANKA QAADKA

SAWIRKA MAANTA: DADKA QAADKA CUNA IYO OLOLAHA LA DAGAALANKA QAADKA
Sawirka Maanta waxaan ku soo qaadanaynaa dadka cuna qaadka iyo ololaha la Dagaalanka qaadka ee hada soo gaaray soomaaliya gaar ahaan deegaanada Maamulka Puntland. 

Ololaha la dagaalanka qaadka ayaa ilaa hadda  taageero wayn ka helay dhamaan qaybaha kala duwan ee Bulshada sida culumaaudiinka, ganacsatada , xarumaha waxbarashada iyo caafimaadka , ururada haweenka iyo bulshada iyo dhamaan qaybaha bulshada rayidka ah ee ku dhaqan deegaanada Puntland. 

Balse waxaa ayagu tog cidla ah heesaaya dadkii uu ku wajahnaa barnaamajka ladagaalanka Qaadka oo ah dadka qaadka cuna.

Daawasho Wacan 


Developed by Jago Desain