SAWIRKA MAANTA : GOBOLKA GARDAUU IYO MADAXWAYNAHA PUNTLAND C/WALI GAAS

SAWIRKA MAANTA : GOBOLKA GARDAUU IYO MADAXWAYNAHA PUNTLAND C/WALI GAAS
Xukuumada Madaxwayne C/wali Maxamed Cali Gaas waxay Sanadkii Hore Diraasayn iyo Xog ururin Baaxad Wayn Ku samaysay Gobolka Cusub ee Gardafuu iyadoo Madaxwaynuhu Naf ahaantiisa Booqasho Ku tagay Qayb Kamid ah Gobolka , Inta dhimana Ballan qaaday Inuu Booqan Doono Haduu Eebe Idmo

Xog uruurintaas waxay Dawladu ku ogaatay in Gobolku U baahanyahay in Si degdeg ah wax looga Qabto Wadooyinka Gobolka , ayadoo kalafadhi kamid ah kalfadhiyada xukuumada arintaaas go'aamo looga soo saaray.

waxaa kaloo ay ogaatay in sidoo kale loo baahanyahay in adeegyada bulshada sida waxbarashada iyo Caafimaadka gacan wayn ay xukuumadu Ka gaysato.

sawirka Maanta waxaa ku soo qaadanaynaa sawir ka hadlaya fikirka madaxwaynaha iyo golihiisa wasiirada oo aan muddo tagin gobolka ooo ku fakiraya booqashada gobolka ayagoo maskaxda ku haya dhul qurxoon , ilo biyo ah , biyo kor u baxaya , biyo soo dhacaya

DAAWASHO WACAN




Developed by Jago Desain