War Deg Deg ah: Doorashada Somaliland oo dib loo dhigay

gudiga doorashada Somaliland ayaa maanta rasmi ahaan ugu dhawaaqay in diiwaangelinjta codbixayaasha oo sharci u ah si doorasho u dhacda ay ka bilaabayaan dabayaaqada July 2015.

Gudiga doorashada oo ay weheliyeen wakiilo ka socda sadeexda xisbi ee ka jira somaliland UCID, Kulmiye iyo Waddani ayaa waxay kaloo sheegeen inay muddo sagaal bilood ah ku dhamaystirayaan hawlaha diiwaangelinta laga bilaabo maanta.

Afhayeenka gudiga doorashooyinka Saciid Cali Muuse ayaa ku dhawaaqay go'aamada gudiga.

BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka deegaanada Calbari
Nagala soo xiriir: baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain