AKHRISO :Liiska Magacyada iyo Qabiilada ( Beelaha) ay ka soo jeedaan Xildhibaanada Baarlamanka cusub ee Jubaland

AKHRISO :Liiska Magacyada iyo Qabiilada ( Beelaha) ay ka soo jeedaan Xildhibaanada Baarlamanka Jubbaland
Shalay goor gaaban ayaa lasoo gabagabeeyey shir mudo dheer ka socdey magaalada Kismaayo kaasoo lagu soo xulayey golaha baarlamaanka cusub ee uu yeelanayo maamuka jubalan. Shacalay Casar Liiqii ayaa si rasmi ah loo shaaciyay Magacyada iyo qabiilada ay kasoo jeedaan Xildhibaanada kamidka noqonaya Baarlamaanka..

Kulanka shalay lagu shaacinayay Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland waxaa goob joog ka ahaa Masuuliyiin iyo Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya Xubno Matalayay Urur Gobaleedka IGAD,Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland.

Xildhibaanada Baarlamanaka Jubbaland ayaa noqday 75-Xildhibaan waxaana si KMG ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland loogu doortay Sh Cabdi Yuusuf Oo noqdey Ninka ugu Da’da weyn xubnaha kamid noqday Baarlamaanka Jubbaland.

Sidoo kale Warbaahinta Kalshaale.com ayaa waxay idiin soo gudbinaysaa Magacyada iyo Sida ay Qabiilada u kala heleen Xildhibaanada Maamulka Jubbaland –

Hoos ka Akhriso


Ogaadeen

1 Ali Abdi Mahamed (hoog)
2 Riyaaq Aabdi hasan
3 Mahamed Sh. Aabdi Kilaas
4 Abdi hiish Shide
5 huseen hirsi Ahmed
6 Mahamuud Mahamed Faarah
7 Geele Muhumed Aadan
8 Hasan Shacbaan Mahamed
9 Aadan Cali Iftiin
10 Shukri Salah Abdullaahi
11 Qureesho Aabdulle hasan
12 Aadan Daahir Hasan
13 Bashiir Mahamed Baahale
14 Ahmed Abdi Diiriye(Aaraale)
15 Sh.Abdi Yuusuf Aali
16 Sh.Mahamed Huseen Dhoofaan
17 Ahmed Hasan Abdi
18 Siraaje Sahal Barre
19 Ali Hasan Aadan
20 Abdirahmaan haaji A/kariim
21 Ismaaciil Yuusuf Abdi(Aaato)

Beesha Mareexaan


1 Abdi Mahamed Abdi Mareehaan
2 Mahamed Affey Mahamuud Mareehaan
3 Mahamed Iftiin Mahamed Mareehaan
4 Mahamed Barre Abdi Mareehaan
5 Abdikariim Sh.Ailmi Faarah Mareehaan
6 Faadumo Faarah Aadan Mareehaan
7 Faarah Ibraahim hasan Mareehaan
8 Abdi yarow huseen Mareehaan
9 Bashiir Faaqid Buraale Mareehaan
10 Mahamed Nuur Aali Mareehaan
11 Mahamed Daa,uud Aumar Mareehaan
12 Ibraahim Aabdullaahi Yuusuf Mareehaan
13 Bile Aabdi Aabdulle Mareehaan
14 Shire Aabdi Mahamed Mareehaan
15 Mahamuud Mahamed Aabdulle Mareehaan
16 Ahmed Mahamed Abuukar Mareehaan
17 Shoaib Ibraahim Faarah Mareehaan
18 Mahamed Nuur Buule Mareehaan
19 Ahmed IsmaaAiil Mahamed Mareehaan
Digil iyo Mirifle.
1 Abdi Isaaq Ibraahim Garre
2 Isaaq huseen Ibraahim Garre
3 Abdi kaamil mahamed shariif Asharaaf
4 Mahamed Abdi Salaan Mayow Geledle
5 Ahmed Abdi hafiid Mahamed Dabarre
6 Abdi Mahamed Aabdirahmaan Yantaar
7 Diinow Abdullaahi Mahamed Gagaweyn
8 Mukhtaar Mahamed Mahamuud Eeley
9 Ali Guure Mahamed Macalinweyne
10 Hussein shiinow Ali Macalinweyne

Harti

1 Abdullaahi Mahamed Nuur - Harti
2 Hiirad IsmaaAiil Mahamed - Harti
3 Aadan Khaliif Yuusuf - Harti
4 Abdihakiim Jaamac Ailmi - Harti
5 Bashiir Ahmed Aumar - Harti
6 Abdirashiid Diiriye Cusmaan - Harti
7 Mahamed Cali Yuusuf - Harti

Sheekhaal

1 Faadumo Gurey Aali - Sheekhaal
2 Khadiijo Aadan Aabdi - Sheekhaal
3 Abuubakar Bashiir Aabdullaahi - Sheekhaal

Gaaljecel

1 Osmaan huseen Bastoolo - Gaaljecel
2 Abdi Baaley huseen - Gaaljecel
3 Abdiqaadir Sheekh Ibraahim - Gaaljecel

Dir/Biyomaal

1 Abdullaahi Huseen Ali - Biyomaal
2 Abdirashiid Hasan Faarah - Biyomaal
3 Huseen yussuf Hassan - Biyomaal

Cawrmale

1 Mahamed Salaad Ali - Cawrmale
2 Iftiin Hasan Baasto - Cawrmale

Jareerweyne

1 Abaas Aali Ibraahim - Jareer Weyne
2 Cusmaan huseen Fayruus - Jareer Weyne

Baajuun

1 Bakaar Osmaan Ali - Baajuun
2 Muse Baheero Banaa - Baajuun

Leylkase
1 Abdiwaahid Ahmed Mahamed

Ajuuraan
1 Abdi Ahmed Qaasim
Wardeey
1 Omar Burale Ahmed Wardey

SHABAKADA BAARGAAL.NET
isha wararka Horumarka Deegaanada Calbari 
nagala soo xiriir : Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain