SAWIRKA MAANTA : ISKU SHAAN DHAYN UU MADAXWAYNE GAAS DAMACSANYAHAY INUU KU SAMEEYO GOLAHIISA WASIIRADA

SAWIRKA MAANTA : ISKU SHAAN DHAYN UU MADAXWAYNE GAAS DAMACSANYAHAY INUU KU SAMEEYO GOLAHIISA WASIIRADA
Sawirka Maanta : Waxaa Jira warar Laga soo tabinaayo Madaxtooyada garoowe oo sheegaaya in uu madaxwaynuhu Markan Damacsanyahay inuu Isbedel iyo isku shaandhayn Ku sameeyo Golihiisa xukuumada kadib eedeeyn loo soo jeediyay xukuumadiisa oo lagu eedaynaayo dhaqaale xumo , amni darro , siyaasad  habacsanaan ay sheegeen inay haysato xukuumada Madaxweyne Cabdi wali Gaas

Daawasho Wacan




Developed by Jago Desain