SAWIRKA MAANTA : Madaxwayne Hurdada Ka kac !! waxaa xukuumadaadii laga keenay mooshin

SAWIRKA MAANTA : Madaxwayne Hurdada Ka kac !! waxaa xukuumadaadii laga keenay mooshin
Sawirka Maanta waxaa ku soo qaadanaynaa Xihibaano ka tirsan Puntland oo mooshin ka keenay xukeemadda Madaxwayne C/wali Gaas ayagoo mooshinkaas ay ka keeneen xukuumada Gaas u sababbeeyay xaalado adag oo ka jira Puntland oo ay ugu horreeyaan amni daro baahday, Dhaqaale xumo, musuq maasuq iyo daruufo kale oo ka jira Puntland iyo in guud ahaan ay ku fashilmatay xukuumada madaxwayne C/wali gaas howshii shacabka Puntland u idmadeen.


Developed by Jago Desain