Posts

Akhriso liis hordhac ah Magacyada Golaha Wasiirada la filayo inuu madaxwayne Gaas maalmaha soosocda ku dhawaaqo

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiwali M. Cali Gaas ayaa soo gabagabeeyay la tashiyo asagoo damacsan todobaadkan gudihiisa inuu ku dhawaaqo isku shaandheyntii ugu horeysay ee uu ku sameeyo golihiisa wasiiradda tan iyo markii loo doortay madaxwaynaha puntland.

Wasiirada ilaa hadda laysla meel dhigay inuu madaxwaynuhu ku dhawaaqi doono

1.Dr. Anisa Cabdulqaadir Xaaji Muumin Wasiirka Haweenka iyo arrimaha qoyska
2.Shire Xaaji Faarax Wasiirka Kaluumeysiga, Dekadaha iyo gaadiidka badda
3.Maxamuud Cabdinuur Wasiirka Maaliyadda
4.Ismaaciil Maxamed Warsame Wasiirka Wasaaradda Caddaladda arimaha diinta
5.Cali Axmed Faatax Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah
6.Drs. Caasho Geelle Diiriye Wasiirada Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare
7.Drs Maryan Maxamuud Jaamac Wasiirka Wasaaradda Caaafimaadka
8.Axmed Cismaan Karaash Wasiirka Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dimoqraadiyadda
9.Cabdullaahi Cali Ducaale Wasiirka Wasaaradda Xaanada xoolaha
10.Cabdirashiid Maxamed Xirsi Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud
11.Cabdinuur Cilmi Bindhe Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada & Garoomada
12.Cabdi Ismaaciil Boos Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka
14.Guuleed Saalax barre Wasiirka Deegaanka dalxiiska iyo duurjoogta

BAARGAAL.NET
Developed by Jago Desain