Akhriso Liiska wasiirada cusub ee Puntland ee uu Madaxwayne C/wali Gaas isku shaandhaynta iyo isbedelka ku sameeyay

Akhriso isbadalka lagu sameeyay Golaha Wasiiradda Puntland oo dhamaystiran.
Waxaa goor dhayweyd saxaafadda loo qaybiyey liiska cusub ee golaha Wasiirada Puntland,kuwaas oo qaarna ku cusub yihiin qaarna laga bedalay Wasaaradihii ay horey u joogeen, Liiska ayaan ku soo bixin naqshadii rasmiga ahayd ee lagu yaqaaney Puntland,Liiska cusub waxaa kamid ah 8 wasiir oo cusub, halka kuwa kale yihiin kuwii hore.


MagacaXilkaWasaaradda
Saalax Xabiib Xaaji jaamacWasiirkaCadaalada ,diinta
Cabdi Xirsi Xirsi QarjabWasiirkaAmnigaiyo DDR ta
Axmed Cilmi Cismaan KarashWasiirkaArrimaha Gudahaiyo D/hoose
Abshir Aw Yuusuf CiiseWasiirkaWaxbarashada iyoTacliintaSare
Cabdulaahi Shiikh AxmedWasiirkaMaaliyadda
Cabdunuur Cilmi MaxamuudWasiirkaKalluumeysiga & khayradka Bada.
C/raxmaan Axmed CabdulleWasiirkaShaqaalaha & dhalinyaradda .
Maxamuud Xasan SoocadeWasiirkaWarfaafinta ,Hidaha & Isgaarsiinta
C/laahi Jaamac SaalaxWasiirkaDekadaha & Gaadiidka badda
Faysal Cabdi Cali GaasWasiirkaDastuurka Feedaralka
C/weli Xirsi CabdulleWasiirkaGanacsiga iyo Warshadaha
Cabdi Cismaan MaxamedWasiirkaXanaanada Xoolaha
Shire  Xaaji FaaraxWasiirkaQorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga
Cali C/laahi WarsameWasiirkaDeegaanka Dalxiiska iyo Durjogta
Dr. C/naasir Cismaan CiiseWasiirkaCaafimaadka
Cabdulaahi Cali XirsiWasiirkaBeerahaiyo Waraabka
Aniiso C/qaadir MuuminWasiirkaHaweenka & Horumarinta Qoyska
Xasan Xaaji SiciidWasiirkaDuulista hawada iyo Garoomada
C/rashiir Maxamed XirsiWasiirkaHawlaha Guud iyo Gaadiidka

SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha wararka Horumarka Deegaanada CAlbari
email:Baargaal@gmail.com

Developed by Jago Desain