DAALACO: Isku aadka Xaafadaha Barnaamijka Kediska Ramadaanka ee SBC Intenational

DAALACO: Isku aadka Xaafadaha Barnaamijka Kediska Ramadaanka ee SBC Intenational

Gudiga Tartan aqooneedka Kediska bisha barakeysan ee Ramadaan ee SBC International ayaa maanta ku dhawaaqay Iskuaadka xaafadaha ka qeyb galaya Tartanka sanadkan 1436/2015.

xaafadaha ka qeyb galaya sanadkan tartanka Kediska Bisha ramadaan ee SBC waxa ay dhan yihiin 24 xaafadood waxaana uu gudigu shaaciyay in xaafadahaasi ay u qeybiyeen 6 group oo min afar ah .

Xaafada Sandhuubo Baargaal ee gobolka Gardafuu oo qaaday sanadkii hore horyaalka xaafadaha puntland ayaa ah xaafada difaacanaysa Koobka Sanadkan

Kediska ramadaanka SBC waa Barnaamij sanadkasta xiliga bisha ramadaan lagu tartan siiyo xaafadaha ka kala dhisan magaalooyinka iyo deegaanada Puntland.

ISKU AADKA XAAFADAHA SANNADKAN 1436/2015 EE BARNAAMAJKA KEDISKA SBC INTERNATIONAL

Group AGroup BGroup CGroup DGroup EGroup F
Xafatul Carab BosasoKaambo QardhoXingood Qardho1da August GaroweGoljanno WaciyeGolis Carmo
Hantiwadag Garowe26 June BosasoWaaberi GaroweGeelDoora BadhanSandhubo BargaalHodan Garowe
Hilaac
Baargaal
Iftin BadhanNew BosasoBiyo Kulule BosasoWadajir GaroweBilkheyr Xaabo
Shibiraale QardhoQoryocad QardhoLaan barwaqo UfeynGolis BadhanRaxiis BosasoHorseed Garowe
Date HijriXaafadaha TartamayaGroupNatiijada
02.RamadaanXafatul Carab Bosaso vs  Hantiwadag GaroweA 6-12
02.RamadaanKaambo Qardho vs  26 June BosasoB11-10
03.RamadaanXingood Qardho   vs  Waaberi GaroweC 10-10
03.Ramadaan1da August Garowe vs  GeelDoora BadhanD 12-0
04.Ramadaan Goljanno Waciye   vs  Sandhubo BargaalE 10-7
04.RamadaanGolis Carmo vs  Hodan GaroweF 3-8
05.RamadaanHilaac Baargaal vs  Shibiraale QardhoA11-5
05.RamadaanIftin Badhan vs  Qoryocad QardhoB
06.RamadaanNew Bosaso vs  Laan barwaqo UfeynC
06.RamadaanBiyo Kulule Bosaso vs  Golis BadhanD
07.RamadaanWadajir Garowe vs  Raxiis BosasoE
07.RamadaanBilkheyr Xaabo vs Horseed GaroweF
08.RamadaanXafatul Carab Bosaso vs Horseed BadahnA
08.RamadaanKaambo Qardho vs Iftin BadhanB
09.RamadaanXingood Qardho vs New BosasoC
09.Ramadaan1-da August Garowe vs Biyo KululeD
10.RamadaanGoljano Waaciye vs Wadajir GaroweE
10.RamadaanGolis Carmo vs Bilkheyr XaaboF
11.RamadaanHantiwadaag Garowe vs Shibiraale QardhoA
11.Ramadaan26 June Bosaso vs Qoryocad QardhoB
12.RamadaanWaaberi Garowe vs Laanbarwaqo UfeynC
12.RamadaanGeeldoora Badhan vs Golis BadhanD
13.RamadaanSandhubo Bargal vs Raxiis BosasoF
13.RamadaanHodan Garowe vs Horseed GaroweE
14.RamadaanXafatul carab vs Shimbirale QardhoA
14.RamadaanKaambo Qardho vs Qoryacad QardhoB
15.RamadaanXingood Qardho vs Laanbarwaqo UfeynC
15.Ramadaan1da August Garowe vs Golis BadhanD
16.RamadaanGoljano Waciye vs Raxiis BoosasoE
16.RamadaanGolis Carmo vs Horseed GaroweF
17.RamadaanHantiwadaag Garowe vs Horseed BadhanA
17.Ramadaan26 june Bosaso vs Iftin BadhanB
18.RamadaanWaberi Garowe vs New BosasoC
18.RamadaanGeeldoora Badhan vs Biyo kulule BosasoD
19.RamadaanSandhuubo Baargaal vs Wadajir GaroweE
19.RamadaanHodan Garowe vs Bilkheyr XaaboF
    
    
    


BAARGAAL.NET
isha wararka horumarka calbari
email: baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain