Daawo Sawiro Cusub : Shaqada Dhismaha Masjidka Albadar ee Degmada Baargaal oo si Fiican U socota

Waxaa si habsami leh u socota hawshii Dhismaha Masjidka Al Badar ee Degmada Baargaal ee gobolka Gardafuu.

Masjidka oo maalintii  taariikhdu ahayd 29 / 4 /2015 la bilaabay dib u dhiskiisa, si loo balaariyo loogana dhigo masjid wayn oo casri ah si muslimiin badan ay ugu tukadaan,

dhismihiisa masjidka albadar waxaa uu soo maray marxado badan laga soo bilaabo 1890 , masjidka oo ugu horayn ahaa carshiis , kadibna waxaa loo badalay masaajid yar oo dhoobo ah marxaladii sadexaad 1972 ayaa
masaajidka la waasiciyay oo dhismo dhoobo madar ah laga dhigay oo wax lagu dhisan jiray waayadaa .

waxa ku xigay dhismaha hada socda , dhismahaas oo ah shub dabaq suge ah una dhisan qaab casriyaysan.

Daawo siwarad 6/6/2015 laga soo qaaday 



 




Developed by Jago Desain