Daawo :Todobaadka Dhaqanka Gobolada Puntland oo weli ka socota magaalada Garoowe

Daawo :Todobaadka Dhaqanka Gobolada Puntland oo weli ka socota magaalada Garoowe
Magaalada madaxda dawlad Puntland ee garowe waxaa wali ka socda tartan dhaqameed ay ku tartamaayaan dhaamaan 9 ka gobol ee Puntland kaasi oo uu 30 bishii may uu furay madaxwayne ku xigeenka Dawlada Puntland mudane C/xakiim C/laahi Camay .

Tartanka Dhaqanka iyo hidaha ee kulmiyay 9ka gobol ee Puntland oo si wayn looga hadal hayo Dhamaan Deegaanada Puntland ayaa waxaa kale oo qayb ka ah  farshaxanada iyo suugaanta waxaana kamid wax yaabihii lagu soo bandhigay tartanka sanadka ciyaaro dhaqameed iyo waxyaabiha ay puntland caanka ku tahay sida beeyada iyo maydiga kuwaas oo maga puntland ee Dhul udug laga soo qaatay

Daawasho Wacan



SHABAKADA BAARGAAl.NET
isha wararka Horumarka Calbari
email:Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain