DOOD FURAN : Isku Shaandhaynta golaha wasiiradu ma tahay xalka Dhibaatada Dhaqaale iyo Amni ee puntland ka jirta

Dadka Qaar ayaa Aaminsan in Isku Shaandhaynta golaha wasiirada Puntland Xal u tahay Dhibaatada Dhaqaale iyo Amni ee   puntland ka jirta waqtigan

ayagoo u arka inay laga maarmaan tahay inay boosaska baneeyaan wasiiro shaqadoodii ka soo bixi waayay laguna badalo wajiyo cusub oo ayagu dardartooda la imaan doona.

Meesha Qaar Kale rumaysan yihiin in mushkildu ka jirto Madaxtooyada puntland & Hab dhaqanka Kaadirkeeda oo Wasiir aanu diidi karin amar madaxtooyada uga yimaada

aragtidaada ka dhiibo Doodan adigoo ilaalinaya anshaxa qoraalka iyo Dooda.
Developed by Jago Desain