AKHRISO+SAWIRRO: Qodobo muhiim ah oo ka soo baxay kullankii Golaha xukuumadda Puntland ee maanta

AKHRISO+SAWIRRO: Qodobo muhiim ah oo ka soo baxay kullankii Golaha xukuumadda Puntland ee maanta
Shirka Golaha xukuumadda Dawladda Puntland waxaa maanta looga hadlay xaaladda Amaanka, mashaariicda horumarineed ee ka soconaya guud ahaan Gobolada Puntland, u diyaargarowga koowda Agoosto, arrimaha Gobolada dhexe, sharci ahaanshaha iyo meel marinta xeerarka heer federaal iyo Warbixino .




Developed by Jago Desain