DAAWO : MAGAALADA CALUULA OO KORONTO GALIN LAGU SAMEEYAY MARKII UGU HORAYSAY 28 SANO KADIB

Degmada Caluule ee Xarunta Gobolka Gardafuu ayaa xalay oo ay taariikhdu ahayd 10 july 2015 halkaasi markii ugu horeysay lagu  sameeyay Koronto gelin.

Waxaa door wayn ka qaatay oo ka hirgalay Degmada Caluula Korontada Gudoomiyaha Degmada Caluula Shire Cabdi Ismaaciil , iyadda oo caawa iyo xalay  laga dareemayay isbedel wayn magaalada Ku soo kordhay.


DAAWO SAWIRADA 







Developed by Jago Desain