DAAWO TIX SUUGAAN AH : GABAR SOOMAALIEED OO KA SHEEKAYNAYSA WAXA KENYA KA QABSADAY

DAAWO TIX SUUGAAN AH : GABAR SOOMAALIEED OO KA SHEEKAYNAYSA WAXA KENYA KA QABSADAY
Dalka Kenya oo ay qoxooti ku yihiin Kumanaan qof oo dalka Soomaaliya ka qaxay dagaladii sokeeye ayaa marar badan dadkaasi waxay isaga kala gooshaan deegaano aad u kala fog oo dalka Kenya dhexdiisa ah,waxaan inta badan ay u kala gooshaan deegaanada ay xeryaha qoxootigu kuyaaliin ee Kaakuma iyo Dhadhaab.

Qaar kamid ah dhacdooyinka dalkaas oo tix Suugaan ah lagu cabiray ayaa waxaa tirisay gabar Soomaaliyeed oo kamid ah gabdhaha dalkaas u tagay Qoxooti nidamada,waxayna ka sheekaynaysaa sida xuquuqa dadka loogu tunto.


DAAWASHO WACAN


SHABAKADA BAARGAAL.NET
isha wararka Horumarka Deegaanada CAlbari
email:Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain