Dhagayso : Wasiirka horumarinta haweenka iyo arrimaha qoyska Puntland oo ka war bixisay qaban qaabada xuska sanad guuradii 17-aad ee aasaaskii Puntland

Dhagayso : Wasiirka horumarinta haweenka iyo arrimaha qoyska Puntland oo ka war bixisay qaban qaabada xuska sanad guuradii 17-aad ee aasaaskii Puntland
Wasiirka horumarinta haweenka iyo arrimaha qoyska Puntland Aniso Cabdiqaadir Xaaji Muumin ayaa ka war bixisay qaban qaabada xuska sanad guuradii 17-aad ee aasaaskii Puntland.

Wasiirka haweenka oo katirsan guddiga qaban qaabada kowda August ayaa sheegtay in sanad guurada lagusoo bandhigidoono wax qabadka wasaaradda kasta ay ku talaabsatay.

Wasiir aniso ayaa sheegtay in haweenka puntland ay doorkoodii lagu yiqiin ka qayb qaadan doonaan abaabulka dhinacyada qurxinta , wacyigalinta abaabulka iyo suugaanta 


Aniso waxay kaloo sheegtay inay haatan ku howlan yihiin wacyi galinta bulshada iyo qurxinta magaalada Garowe.

Halkaan ka dhageyso codka wasiiradda





SHBAKADA BAARGAAL.NET
isha wararka Horumarka deegaanada Calbari 
email:baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain